Deeq A. Posted November 25, 2018 Sanad Ka dib, haddii aynu qiimayno xukuumada ,qiimaynta imtixaankeedu sidan ayuu noqonayaa. Wasaarada arrimaha debeda D Wasaarada arrimaha gudaha D Wasaarada warfafinta D Wasaarada caafimaadka C Wasaarada maaliyada ,C Wasaarada waxbarashada C Wasaarada biyaha B Wasaarada beerha B Wasaaradaha ciyaaraha iyo diinta iyo aw qaafta , qiimayntan laguma Darin . Source Share this post Link to post Share on other sites