Sign in to follow this  
Deeq A.

SOMALILAND: Misaaniyada Ilaalada Madaxtooyada Loo Qoondeyay Oo Ka Badan Dakhliga 8-Wasaradood .

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa kharashka ilaalada Madaxtooyada ku baxaaya Wuxuu ka dhigay mid ka badan 8-Wasaradood oo Qaranka hawlo muhiim ah u haya, kuwaas oo haddii la tayayn laha wax qabadkoodu bulshada gaadhi laha.

43816D36-10E2-46E3-AB54-58A44D443EB4.jpe

1.4% Wadarta guud miisaaniyadda 3 wasaradod ee oo kala ah * wasaaradda macdanta iyo Tamarta
*wasaaradda cadaaladda iyo goorsoorka
*wasaaradda shaqadda iyo shaqalaha
Waxa ka badan  Dakhaliga   loogu talo galay ee ugu jira  miisaaniyadda  ilaaladda madxtoyadda ,

Dakhliga (Budget)   misaaniyadda loogu talo galey ilaaladda madaxtoyadda waxay u dhigantaa boqolkiba 1.4%

Waxaanay  miisaaniyadda madaxtooyaddu ka badato 8 wasaradood oo Qaranka u adeegi lahaa.

Wadarta guud misaaniyadda 8 wasaradood = 8%
* wasaaradda beeraha
*wasaaradda deegaanka
*wasaradda dhallinyarta iyo ciyaaraha
* wasaradda shaqadda iyo shaqalaha
*wasaradda cadaaladda iyo goorsoorka
*wasaaradda biyaha
*wasaradda caafimaadka
*wasaradda macdanta iyo tamarta.

Arrinta ayaa cadayn u ah in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi noqonaayo Madaxweynihii ugu lacag uruursiga badnaa ee Dalka soo mara.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this