Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed Oo bilaabay diiwaangelinta Musharraxiinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Guddiga cusub ee qaban qaabada doorashada Koonfur Galbeed ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta Musharraxiinta u taagan qabashada xilka maamulkaasi.

Illaa laba Musharrax ayaa lagu soo warramayaa in ayis diiwan eliyeen, kuwaas oo kala ah Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) iyo Aadan Maxamed Nuur (Saransoor).

Doorashada ayaa la filayaa in ay dhacdo shanta bisha soo socota ee December, taas oo ay u taagan yihiin Musharraxiin dhowr ah.

Wariyaha Shabelle ee magaalada Baydhabo Maslax Raage ayaa ka warbixiyay arrimaha is diiwaangelinta Musharraxiinta u taagan doorashadaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Wareysi-Maslax-Raage-Baydhabo-.mp3

The post Guddiga doorashada Koonfur Galbeed Oo bilaabay diiwaangelinta Musharraxiinta appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this