Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaannada Labada Golle Baarlamaan Ee Wakiillada Iyo Guurtida Oo Ka Hadlay Safarka Madaxweyne Biixi Ee Gobolada Bariga Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaano ka tirsan labada golle baarlamaan ee wakiillada iyo guurtida Somaliland ayaa ka hadlay safarkii uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku tagay gobollada Bariga Somaliland.

Dhan kale waxa Xildhibaannadani farriimo u direen Madaxda dawladda Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this