Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Puntland Madaxweyne Caynkee Ah Ayeey u Baahan Tahay?

Recommended Posts

Deeq A.   

Puntland waxaa ka socota diyaar garowgii ugu dambeeyey ee ku aadan doorashada madaxweyne oo la filayo iney dhacdo horraanta sanadka 2019.

Waxaa magaalada Garoowe xarunta gobolka Nugaal gaaray musharraxiin badan, waxaana kala saari doona musharraxiintan 66 mudane oo baarlamaanka ah.

Odoyaasha dhaqanka ayaa dhankooda ku mashquulsan soo xulidda xildhibaannada baarlamaanka Puntland, iyadoo arrimo badan laga eegi doono mudanayaasha la keenayo.

Siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ayaa ka hadlay nooca madaxweyne ee xilligan u baahan  tahay Puntland.

Wariyaheena Cawil ayaa warbixintan hoose soo diyaariyey (Dhageyso)

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/11/Warbixinta-Shacabka-Puntland-Madaxwayne-noocee-Caynkee-ah-24-11-2018-.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this