Sign in to follow this  
Deeq A.

Dalxa Oo ka hadlay warbixintii guddiga Maaliyadda Ee BFS

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sheegay in warbixintii ka soo baxday guddiga Maaliyada Baarlamaanka Soomaaliya ay aheyd mid siyaasadeysan.

Xildhibaan Dalxa oo u warramayay Shabelle ayaa carabka ku dhuftay arrintani ay ka dhalan karto in Soomaaliya uu Adduunka markale  ka niya jabo.

Waxaana hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in isla xisaabtan dhab ah uu dhexmaro Xukuumadda iyo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Dalxa-.mp3

The post Dalxa Oo ka hadlay warbixintii guddiga Maaliyadda Ee BFS appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this