Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Reer Puntland Weerar Kuma Nihin, Ma Necbin ,Waanu Nabad-Gelinaynaa…” Madaxweyne Biixi Oo La Hadlay Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Aagga Tuka-Raq

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Tuke-raq)-Madaxweynaha Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidamada qaranka, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno kamid ah weftiga uu hoggaaminayo ee safarrada shaqo ku maraya gobollo kamid ah dalka Somaliland, ayaa maanta booqasho ku tegay fadhiisimada ciidamada qaranku ku leeyihiin Jiidda Aagga bari ee magaalada Tukaraq.

Madaxweynuhu waxa uu ciidamada qaranka kula dardaarmay inaanay ka niyad-jabin shaqada aan dheefta lahayn ee ay bulshadooda u hayaan, islamarkaana ay abaalkeeda heli doonaan, Halkan hoose ka DAAWO

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this