Sign in to follow this  
Deeq A.

Toogasho Caawa ka Dhacday Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Kooxo hubeysan ayaa Caawa  agagaarka Isgoyska Black Sea ee Degmada Hodan ku dileen Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo halkaasi marayey.

Dad goobjoogayaal ah ayaa Warqabadka puntlandpost u Xaqiijiyey in Rag bastoolado ku hubeysnaa ay toogteen Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladdaoo ku sugnaa meel ku dhow Isgoyska Black Sea ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo goobta gaaray uma suurta-galin inay gacanta ku dhigaan Kooxdii dilka geysatay,balse waxaa ay halkaasi ka qaadeen Meydka Askariga la dilay.

Xasan Maxamed Samatar (Cowke)

PUNTLAND POST (Muqdisho)

The post Toogasho Caawa ka Dhacday Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this