Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo Sawiro Madaxweyne Gaas oo dib ugusoo laabtay Garowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dib ugu laabtay Garowe kadib markii uu Magaalada Garacad uu kasoo daahfuray Mashruuca dhismaha Dekada Garacad.

Madaxweyne Gaas ayaa markuu Garowe lasoo degay wuxuu yiri “Waxaan maanta ka nimid magaalada Garacad oo aan kaga soo qayb galnay bilowgii dhismaha Dekedda Garacad waa lasocotaan hada ka hor waxaan u tagna dhagax dhiggii shalayna waxaan u tagna ani iyo wafti aan hogaaminayey oo ka koobnaa Shacabka, Golaha wakiilada, Golaha Wasiiradda iyo saraakiil kale waxaa kaloo kasoo qayb galay daah furka dhismaha Dekadda madax kasocotey Dowladda Federaalka oo ka koobnaa Golaha shacabka iyo Sanataro, runtii waxaa halkaas ka dhacay bilow guul aad u wanaagsan oo ah bilowgii shaqada dekadda  waa wax aad loogu afarxo hadey riyo ahayd waa ay rumowday” 

Hoos ka daawo Sawirada
.




1-1.jpg2-1.jpg3.jpg4.jpg8.jpgthumbnail_5.jpgthumbnail_6.jpgthumbnail_9.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this