Sign in to follow this  
Deeq A.

Banaanbax Lagaga Soo Hor-jeedo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Iyo Dhalinyaro Xabsiga Loo Taxaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)-Madaxweynaha Somaaliland Muuse Biixi Cabdi oo maalmahaan booqasho ku marayay gobollada bari Soomliland ayaa maanta tegay Magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool.

46507910_481839858973449_693379780970754 46705482_305161273672375_820029283532957

46801418_1952570284824429_46981716789228

In kastoo si weyn loo soo dhaweeyay ayaa haddana waxaa ka dhacay banaanbax looga soo hor-jeeday imaanashaha Madaxweyne Muuse Biixi ee Magalada laascaanood.

Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa rasaas ku riday dadka bananaanbaxa dhigayay, walow ayna wax khasaaro ah geysan haddana Ciidammadu waxa ay xabsiga dhigeen tiro dad oo ka mid ahaa banaanbaxayaasha.

Gobolada bariga Somaliland ayaa waxa ay saluug weyn ka qabaan saami qaybsiga xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, iyada oo waxgaradka goboladaasi ay marar kala duwan ka hadleen arrimahaasi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this