Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhagayso Musharax Cali Xaaji muxuu ka yiri Khilaafka u dhexeeya Dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada, iyo Heshiiskii Dekada Bosaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharax Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah u tartamayaasha u tartamaya Doorashada Madaxweynaha Puntland ee 2919 ayaa waraysi uu xiyay wuxuu ka hadlay Heshiiskii dhexmaray Emaaraatka iyo Puntland ee lagu balaarinayay Dekada Bosaso, Cali Xaaji wuxuu shaki galiyey Heshiisku inuu yahay mid Bulshada wax loogu qabanayo isagoo sheegey inuu ahaa mid dano gaara laga lahaa.

Wuxuu kaloo ka hadlay Khilaafka u dhexeeya Xukuumada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka.

Hoos ka dhagayso waraysiga

https://www.puntlandi.com/wp-content/uploads/2018/11/Musharax-Cali-Xaaji-Warsame-oo-lagu-waraystay-.mp3

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this