Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Gaadhay Magaalada Tukaraq Oo Ay Isku Hor Fadhiyaa Ciidammada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Tuka-raq)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo saaka gaadhay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isagoo intii uu joogay magaalada Laascaanood khudbad u jeediyay qaar kamid ah dadweynaha magaaladaasi.

46505890_2129847740599014_60385657786959

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa usii gudbay dhinaca magaalada Tukaraq iyadoo wararkii u dambeeyay ay sheegayaan in uu goordhaweyd halkaasi gaadhay.

Tukaraq ayaa waxaa isku hor fadhiya ciidammada Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this