Sign in to follow this  
Deeq A.

Duqaymaha Maraykanka Ee Soomaaliya Oo Kordhay Iyo Tirada Duqaymaha Dhinaca Cirka Ee Dhacay Afartii Maalmood Ee U Dambeeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Dawladda Maraykanka ayaa si weyn kor ugu qaadday weerarrada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, gaar ahaan gobollada dhexe ee Soomaaliya.

51D38F1F-F394-4D4A-BA94-4D7630BB735A_cx0

Ugu yaraan shan weerar oo dhinaca cirka ah ayaa Maraykaku ay qaadeen afartii maalmood ee lasoo dhaafay, iyadoo wararkii ugu dambeeyey sheegayaan inay dhaceen duqaymo kale oo dheeraad ah.

Weeraradan ayaa bartilmaameedsaday maleeshiyada Al-Shabaab iyo goobo ay hubka ku kaydsadaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this