Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO:Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqi Doona Dib U Dhaca Doorashadda.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Doorashooyinkii la filaayey inay dalka ka dhacaan sanadka 2019 bishiisa saddexaad ee golayaasha deeganka iyo wakiilada ayaa waxaa inaga xiga oo kaliya muddo afar bilood ah .

Ilaa hada waxaa aan muuqan saansaan ay doorashadaasi ku dhacdo waxaana la filayaa in kominshanka doorashooyinka Somaliland ay todobaadka soo socda si rasmi ah ugu dhawaaqaan in dib dhac ku imanaayo wakhtigii ay dhici lahayeen doorashooyinkii.

Sida uu dhigaayo xeerka doorashooyinka qaranka qodobkiisa sagaalad farqadiisa labaad ayaa waxaa uu dhigayaa “ waa in kominshanka doorashooyinku ay cayimaan wakhtiga doorashada 120 maalmood ka hor wakhtiga ay doorashadu dhaceyso”

Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this