Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Ammanka Magaalooyinka Laascaanood Iyo Ceerigaabo Oo Si Xoog Ah Loo Adkeeyey Iyo Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ammaanka magaalooyinka Laascaanood Iyo Ceerigaabo ayaa xukuumada Somaliland ay si xoogan u adkeysay magaalooyinkaas oo la filaayo inuu safar ku tago madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Magaalooyinkan ayaa waxaa la geeyey ciidami dheeraad ah , iyada oo hore ay halkaas u sii joogeen wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Biixi kuwaas oo ku hawlanaa qaban qaabada soo dhaweynta madaxweynaha, Halkan Hoose Ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this