Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku soo guryo noqday Somaliland 

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo soo guryo noqday Somaliland

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi  ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtey kana soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa.

CB4FF754-7365-4958-AC1C-A7C5B586375E.jpe

Guddoomiyaha ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey safaro ugu  maqnaa Waddamada  Yurub gaar ahaan dalalka Ingiriiska  Faransiiska iyo Finland.  .

Garoonka  Diyaaradaha ee Hargeysa waxa galabta  ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde iyo Xoghaye  ku xigeenka xisbigaasi Jamaal Jaamac Xaamud . Soo laabashada Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ayaa ku soo beegmaysa xilli uu safar Ugu baxay Gobolada Bari Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Somalilamdtoday/Hargaysa/Office

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this