Sign in to follow this  
Deeq A.

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Koox burcad Koonfur afrikaan ah ayaa ku dilay mawaadin Soomaaliyeed xaafadda Hanover Park oo hoos timaadda Magaalada Cape Town ee Dalkaan Koonfur afrika,

Allaha u u Naxariistee Marxuumka  la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Hilaal Xirsi Jaamac .

Allaha u naxariistee marxuumka ayaa Burcada Koonfur afrikaan ka ah Risaas Ku Fureen Waxayna Risaasta ka haleeshay Madaxda.

Ciidamada Booliska Koonfur Afrika ayaa gaaray goobta dilka uu ka dhacay kuwaasi oo baaritaano sameeyay.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku badan dilalka loo geeysto muwaadiniinta Soomaaliyeed ee halkaasi ku ganacsada iyada oo sii siyaadayaan dilalkaasi.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post

The post Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this