Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulankii xalay ee odayasha Garxajis ee Burco la yeesheen Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulankii xalay ee odayasha West Burco Clan ee burco la yeesheen madaxwayne biixi

Wuxu ahaa kulan albaabadu u xidhan-yiin waxaa laga wada hadlay arimo adag oo xasaasiya,
Dhinac odayaasha 5qodob ayay miiska soo sareen 5nina waa loo qoondeeyey in ay madaxwaynaha la hadlaan nin walba hal qodob ayuu kala hadlay.

Qodobada dooda
1.Saami qaybsiga guud ee beesha GX
2.Dadka xidhan in shuruud la’aan ooda looga qaado
3. Ganacsiga dalka oo muwaadiniintu si siman u ganacsadaan
4.in ciidamada qaranka loo cadaalad sameeyo oo aan qaarna garbaha loo casayn qaarna xidigta macaa laga ilaaliyo
5. In jabhada caare wada hadal lala furo .

Ragaa la kulmay madaxwayne biixi waxay sheegeen in beesha GX gudideedu hargeisa joogto gudida reerkuna taas tahay inuu iyaga la deal gareeyona ay tahay,

●Jawaabtii Madaxweynaha Muuse Biixi
Madaxwaynuhu dhamaan wuu ka garaabay intaas ba isagoo yidhi hadii aan fulin waayo waa hadii ay dhabtahay wixii layga kiin sheegi jiray,
Sidoo kale wuxuu ka garaabay ayaa layidhi in xukuumadii ka xoreysay isaga beeshan GX ay saami geedii lumisay,

●Gabo-gabadii muxu yidhi

Wuxuu sheegay in dhamaan hawshaa uu dhamaynayo waxaanu sheegay uu doonaaye in uu la kulmo gudoomiye cabdiraxmaan ciro iyo gudida guud ee beesha GX,

Waxaynu eegi doonaa halkay ku dambayso haw-shaasi.
Wabilahi Tawfiiq..dii ay dhabtahay wixii layga kiin sheegi jiray,
Sidoo kale wuxuu ka garaabay ayaa layidhi in xukuumadii ka xoreysay isaga beeshan GX ay saami geedii lumisay,

●Gabo-gabadii muxu yidhi

Wuxuu sheegay in dhamaan hawshaa uu dhamaynayo waxaanu sheegay uu doonaaye in uu la kulmo gudoomiye cabdiraxmaan ciro iyo gudida guud ee beesha GX,

Waxaynu eegi doonaa halkay ku dambayso

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this