Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Waallahi Weeraro Badan Ayaan Qadayaa Iyo Dagaalo Is Dabo Joog Ah…” Taliye Caarre Oo Ka Hadlay Weerarkii Ceel-afwayn

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Korneylkii dhawaan ka goostey ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugan magaalada Badhan ayaa waxaa uu hanjabaad u soo diray madaxweynaha Somaliland iyo golihiisa wasiirada.

Korneyl Caare ayaa waxaa uu ka war bixiyey weerar oo habeen dhaweyd ku soo qaadey magaalada Ceel Afweyn waxaana uu sheegay in Ujeedkiisu ahaa wasiiro halkaas ku sugan.

Jabhadda Korneyl Caarre ee saldhiggeedu yahay magaalada Qardho ayaa beesha caalamka ugu baaqday in ay Somaliland ka joojiyaan deeqaha la siiyo.

Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this