Sign in to follow this  
Deeq A.

,, kaftanka maanta,handaraab ilaa quful ,, .

Recommended Posts

Deeq A.   

Waatii maalin dhawayd madaxwaynuhu isagoo kaftamaya uu yidhi awala handaraab bay ahayd ,hadeerna waa quful 9/9 ah , markaa wàan Yara fikirayoo waxaan is waydiiyay sida handarsabkii dadka u saameeyay iyo qufulka soo socda siduu noqon doono , markaa ,

AB88CCC3-227D-4152-84DA-F5A709D5CED2.jpe

– dawladii siilaanyo kooxo badan oo hoos qaadi jirey,hadeerna meelahaa fadh fadhiya iyagoo durba ay Ka muuqato dabayshii suuqyadu , waa qolada koobaad ee handaraabkaasi sameeyay hadeerna ay kasii qufulantay qum qum .

– kooxo badan oo xagaa iyo berbera mara usii yaaci jirey , mara kasoo yaaci jirey ,iyana waa kaalinta labaad

– hoteelddii hoolalka iyo cashooyinku iska socon jireen iyana liiska Ku dar .

– dhalinyaro iskaga ladnaan jirtay meelahas oo aan Ku qadi jirin iyana Ku dar .

– baabuurta verasa ha loo yaqàano oo mar la wada iibsaday ,hadeerna la iska ba dhigay badankoodii , mar walbana iibkoodu la Isla baryayana iibkooda iyana Ku dar .

– qolyihii xagaa iyo dabada Ka soo yaaci jirey intay xilal soo doontaan ee hotelada lagu balamin jirey iyana Ku dar .

– siyaasiyiinta bilaacamalka ah ee iyagana laga war hayn jirey iyana Ku dar .

– salaadiintii barayaha qaar ay macradada buubuurta saaxiibka noqdeen iyana Ku dar .

Si kastaba ha ahaatee, handaraabka ayaaba la qaataye kol hadii a
Imika ay quful noqotay qum xaalku waa adag yahay, hasa yeeshee aniga iyo saaxiibkay badhaani namay saamaynoo ,saaxiibkayna intii hawlahani yimaaadeen dhoof ayaabu Ka qaaday ana mabaan dareeminoo awalba maan dareensanayn .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this