gooni Posted November 25, 2018 Adeega-yaasha itoobiya waxay si fiican usoo bilaabatay wakhtigii c/lahi yusuf uu ka hor yimid taliskii siyaad barre, go'aana, ku gaaray inuu walaalkiis dilo asagoo amxaar la socda. tigreeguna wuxuu si fiican gacanta ugu dhigay markii la sameeyay federaalka oo uu soomaalida u qaybiyay labo. Kuwo u adeega, isla markaana u dooda ama difaaca naf iyo maalba, sida puntland, snm, iyo maamulkii 5aad ee ina illey. kuwo uu qori ku dhex joogo iyo xoog sida koonfurta iyo gobalada dhexe. Aragtidayda usc amxaar ma jecla balse caqligoodu ma dhaafsiisna muqdisho anukaa leh. Waxaa u shaqaynayay tigreega boqolkiiba 85 soomaalida qoyskaaga hoose yaa hoos u hadalka ku baraya. Sidaa daraadeed farmaajo mucaaradkiisa ugu xoog badan wuxuu ka imaanayaa, qalbiyadii, tigreegu jacaylka ku beeray oo oramada u arka inaysan dumaashooda lahayn. Kan iga koreeya tigree yaad moodaysaan, balse waxaan idiin hubaa inuu yahay shaqaalihii soomaalida oo u adeegi jiray mid ka mida. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted November 25, 2018 Somalida erayga ingiriiska ah ee "gullible" befits them well Wallaahi.No wonder 30 years dagaal macno daro ah baa la isku dilayaa. No disrespect to Galbeedi but it is amazing how someone dreams up a list and all of sudden people say: I knew so and so was such and such.!!!! War dadka ilaahay iska daaya oo wax hubsada oo qofka waydiiya cadayn. Waxaan waa character assasination aakhirana waa la iswaydiinayaa. Whatever happened to everyone is "innocent until proven guilty". Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted November 26, 2018 Samafal, Taladaas waan kaa qaatay. Warkani Addis ayuu toos uga yimid in aan hoosta geliyana way ila xumaatay maadaama halkan wax la isku dhaafsado. Hase ahaatee , on second thought it is unfair to publicize these news without concrete evidence. Quote Share this post Link to post Share on other sites