Deeq A. Posted November 22, 2018 Byadhabo ( Sh. M. Network )-Guddiga qaban qaabada doorashada Koonfur Galbeed ayaa goor dhow shaaciyay in dib loo dhigay doorashada Madaxweynaha maamulkaasi. Doorashada ayaa la filayay in ay dhacdo 28 bishan, hayeeshee guddiga ayaa iclaamiyay in 5 bisha soo socoto ee December la qaban doono doorashadaasi. Waa markii labaad oo ay dib u dhacayso doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay u taagan yihiin Musharraxiin dhowr ah. Halkan hoose ka Akhriso:- The post Doorashada maamulka K/ Galbeed Oo markale dib loo dhigay appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites