Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada maamulka K/ Galbeed Oo markale dib loo dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Byadhabo ( Sh. M. Network )-Guddiga qaban qaabada doorashada Koonfur Galbeed ayaa goor dhow shaaciyay in dib loo dhigay doorashada Madaxweynaha maamulkaasi.

Doorashada ayaa la filayay in ay dhacdo 28 bishan, hayeeshee guddiga ayaa iclaamiyay in 5 bisha soo socoto ee December la qaban doono doorashadaasi.

Waa markii labaad oo ay dib u dhacayso doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay u taagan yihiin Musharraxiin dhowr ah.

Halkan hoose ka Akhriso:-

Guddiga-1.jpg

The post Doorashada maamulka K/ Galbeed Oo markale dib loo dhigay appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this