Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Weerarkii Xalay Ee Jabhada Kornayl Caarre Khasaare Kama Dhalan “Xukuumadda Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Ceel-afweyn)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in weerarkii xalay magaalada Ceel-Afweyn ay ku soo qaadeen Jabhadda uu hoggaamiyo Kornayl Siciid Cawil Caarre, aanu sababin wax khasaare ah.

Boos Mire Maxamed, wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland oo Ceel-Afweyn ugu warramay Wariye Maxamuud Mas’uul ayaa sheegay in weerarkaasi socday 10 daqiiqo islamarkaana ujeedka Caarre ahaa Carqaladaynta Nabadda Beelaha halkaasi wada dega.

Wasiirku waxa uu sheegay in Kornayl Caarre, ay maalgelinayaan dalal shisheeye oo nabadda Somaliland Carqaladaynaya, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this