Sign in to follow this  
Deeq A.

Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Si Weyn Ammaanay Faysal Cali Waraabe, Sheegay-na In Uu Abaal-Marin Qaali Ah Guddoonsiin Doono

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Suldaanka guud ee beesha Subeer Awal Suldaan Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa si weyn ammaanay hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa waxa uu sheegay in uu abaal-marin qaali ah guddoonsiin doono guddoomiye Faysal Cali Waraabe, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this