Sign in to follow this  
Deeq A.

Boqolaal Kamid Aha Ciimaddii ONLF Oo Jigjiga Lagu Soo Dhaweeyay .+SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Jigjiga) Boqolaal kamid ah Ciidamadda Jabhaddii ONLF ayaa lagu soo dhaweeyay Magaaladda Jigjiga ee Xarunta Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya .

43B1AE06-1F83-4CB7-A186-8C782B5A8EC0.jpe 86752BAE-975D-4D2F-97E0-91B19B8472E0.jpe F583FF45-FD10-4430-92B6-74BF52CF8EFE.jpe 07E92559-EEF0-4864-AE59-7CA8BBCE79C4.jpe

Ciidamadan oo qaarkood aan 15-sanno arkin waalidkood iyo qoysaskoodi ayaa laga dheehanaayay qiirada iyo xamaasada ku ladhnayd soo dhawaynta.

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abby Ahmed ayaa isbadalka ballaadhan ee uu ka wado Geeska Afrika Wuxuu u sahlay inay Eritrea Dalkeeda ka soo saarto dhammaan Ciimaddi fadhiisimada u aha oo ONLF ku jirto . Sidoo kale Wuxuu liiska Argagixisada ka saaray madaxda iyo Askarta ONLF taas oo keentay inay gudaha u soo galaan Dalkoodi .

Somalilandtoday/Jigjiga/Office

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this