Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxwayne Muuse Bixi Abtiyashi Reer Oodwayne, Waxay Ku Yidhaahdeen abti Halgani

Recommended Posts

Deeq A.   

Ee Adiguna Abtigeela Maal Waliba Caanaha Xoorka Leh Cab . By Mire Cali Xasan Nuur

526279AA-101A-4EA2-9367-FAF1F05FA67E.jpe

Socdaalki madaxwaynaha ee gobolada Togdheer iyo dada madheedh wali ku jira oo mashaaric Badan ka furay
Sida garoonki burco madaxwaynuhu Roog cagaaran dhigay , jeelki uku waynaa oo burco madaxwaynuhu xadhiga ka jaray
Marshuuci beeraha ee dowlada kharashka bixisay oo markii you horeeysay ay H irgalisay xukuumada muuse biixi gadhwadeenka yahay oo dalagii uku badnaa ka so b axayo
WAA guulaha Somaliland maanta gaadhay dalkuna helayo raashin dalkooda laka so saaray halkii markii hore debeda laka so waaridi jiray . Horimarka iyo wax Wada qabsiga inaka isku HAYNA ee wax beesha caalamku inoo hayso maaha
Waxaynu nahay dal dhulki leh ,badi
Leh, macadanti leh ,kaluunki leh
Isku filaashahu gacmeheena ayey ku jiraan isku filaasho Waanu gaadhayna hadii sida maanta wax u socdaan ilahay inooko wado.

SOO DHAWAYNTI SHACABKA OODWAYNE WE MADAXWAYHA.

SHACABKA OODWAYNE oo madaxwaynaha SI maqaam sare ah u so dhaweeyey

HMACAA MADAXWAYNU GEELI OODWAYNU AYUU MAALAYA . MADAXWAYNE GEEL YAQAAANA OO DHAQAN YAQAANA
GUUL IYO GOBANIMO SOMAALILAND.
mohamedhassan3867@gmail.com

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this