Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudida doorashada Koonfur Galbeed oo soo saaray Jadwalka doorashada Madaxweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyaga oo sheegay sida ay wax u dhacayaan.

Guddiga ayaa sheegay is diiwaan gelinta Musharaxiinta ay socon-doonto 22-23-ka bishan, halka musharaxiinta Madaxweynaha ay khudbeyn-doonaan 25-26-ka bishan.

Doorashada Madaxweynaha ayaa la qaban doonaa 28-ka bishan November, oo ku beegan Arbacada soo socota.

jadwalka-gudiga.jpg?resize=720%2C681&ssl

Cabdiqani Boos 

Puntland Post 

The post Gudida doorashada Koonfur Galbeed oo soo saaray Jadwalka doorashada Madaxweyne appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this