Sign in to follow this  
Deeq A.

Al-Shabaab oo Odey dhaqameed ku dilay Baledxaawo

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland waxaa ka dhacay dil fool xun ka dib markii Al-shabaab ay soo weerareen guri ku yaal Magaalada.

Weerarka oo ahaa mid ku talagal ah ayaa waxaa lagu diley Odey ka mid ah Odoyaasha Magaalada kasoo qprshuhu ahaa in khaarajiyo.

Odey dhaqameedka la diley oo lagu magacaabo Dhaqane Qaasin wuxuu maalmo ka hor kasoo laabtay Safar uu ku aadey Muqdisho, wuxuuna ka mid ahaa Odpyaasha la shaqaynayay Dowlada Federaalka.

Dadka Deegaanka ayaa Puntlandi.com u sheegay im Alla ha u naxariistee Odayga la diley uu deganaa guriga la weeraray.

Jubbaland iyo Dowlada Federaalka ah midna wali kama hadlin Dilka Odayga.

Puntlandi.com
Kismaayo


Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this