rudy-Diiriye Posted March 25, 2010 somali songs dont come to my head till after July. i dont know why...i better ask this issue to my shrink. its strange. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 25, 2010 Mid kalaa jirta: Haduu jaadku qaybsamo badhbaan adi ku siin lahaa taqsiintayda bidixdana waan kuu bedeli lahaa taadana waan la bixi lahaaa ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 25, 2010 JB, heesta aan soo qoray waa hees jirta oo talantaali ah, mid hees kale laga rogay. Laakiin anigu hees aan jecelahay waa Maxamed Jaamac Joof 'Gunaanad". Saan u gaabsanaayaan Gaboobayoo Gabdhihii iyo Gayaankaygii waan gabee Gablamaaye god-aakhiro aan galee Intii aana gu'in i gunaanadeey Ngonge, u macnee Gaabsi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 25, 2010 loooooooooooool ,,,,, he should know when we compare "Guur & Gaabsi" ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted March 26, 2010 Baahida kal gacalkiyo boholyowhga aan qabo Naftu kugu basaastoo bogsanwayey awgaa Adiguna baraariyo barwaaqaad la jiiftaa Ana boogtii caashqa waxaan ahay bastayoo barkintaan dul aala Basraay aduunyada intaan baaqi noolahay Qalbiga kama baxayside waxaad tahay barkay Barigii aan ku lananiyo barashadii tixgaliyoo Balantii dhaxdeeniyo wacadkii ha baal marin... Adiguna badhaadhiyo barwaaqaad la jiiftaa Ana boogtii caashqa waxaan ahay bastayoo barkintaan dul aala Quote Share this post Link to post Share on other sites