Saalax Posted November 22, 2018 DEG-DEG CIIDAMADA MILITARY-GA EE KU SUGAN DEGMADA CEEL-AFWEYN OO HADA LASOO WEERARAY IYO XAALADA MAGAALADAAS Nov 22, 2018 DEG-DEG Ciidamada MILITARY-GA Ee Ku Sugan Degmada CEEL-AFWEYN Oo Hada Lasoo Weeraray Iyo Xaalada Magaaladaas Wararka Ka Imanaya Degmada Ceelafweyn Ayaa Sheegaya In Ciidamada Military-ga Ee Ku Sugnaa Magaaladaas Hada Lasoo Weeraray Wararka Ayaa Intaa Ku Daraya In Hada Uu Socdo Dagaalka Ka Dhashay Weerarka Lagusoo Qaaday Ciidamada Militaryga Ee Arimihii Nabadeynta U Joogay Degmadaas Wararku Waxay Sheegayaan In Cida Weerarka Soo Qaaday Ee Caawa Xaalada Degmadaas Kicisay Ay Jabhadii TALIYE CAARE Dagaalkan Ayaa Hada Laysu Adeegsanayaa Hubka Noociisa Culus Iyadoo Magaalada Gudaheeda Aanu Ka Bilaabman Dagaalku Ee Uu Ka Socdo Meel U Dhow Xerada Ay Deganaayeen Ciidamada Militaryga Somaliland DEG-DEG Ciidamada MILITARY-GA Ee Ku Sugan Degmada CEEL-AFWEYN Oo Hada Lasoo Weeraray Iyo Xaalada Magaaladaas | Sanaag Times SANAAGTIMES.NET DEG-DEG Ciidamada MILITARY-GA Ee Ku Sugan Degmada CEEL-AFWEYN Oo Hada Lasoo Weeraray Iyo Xaalada Magaaladaas Wararka Ka Imanaya Degmada Ceelafweyn Ayaa Sheegaya In Ciidamada Military-ga Ee K… Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 22, 2018 Congrats Caare. Wa ina baakhtiigooda dhuulka la dhigo Ilmo Ictiraafland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted November 22, 2018 isn't Biixi coming there in few days? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 22, 2018 6 hours ago, maakhiri1 said: isn't Biixi coming there in few days? Jiidka lo galay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 22, 2018 Sarkaalkii SOMALILAND ka goostay oo dagaal kula wareegay CEEL-AFWEYN November 22, 2018 Ceel-afweyn (Caasimada Online) – Dagaal culus ayaa ka dhacay agagaarka Saldhigga Degmada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkaan ayaa dhaxmaray Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland iyo Sarkaal dhawaan ka goostay Somaliland oo galay keymaha gobalka Sanaag. Goob joogayaal ayaa soo sheegaya in kooxdii weerarka qaaday ay qabsadeen Saldhigga ayna dhaawaceen Taliye ku xigeenkii Saldhigga Ceel-afweyn, sidoo kale Ciidamadii weeraray degmadaasi ayaa xabsiga ka sii daayay tiro dad ah oo ku xernaa Xabsiga degmada Ceel-Afweyn ee Gobalka Sanaag. Sarkaalkaan weerarka qaaday ayaa lagu magacaabaa Korneel Caarre waxa uuna dhawaan ka baxay Somaliland isaga iyo Ciidamo uu hogaamin jiray, dadka yaqaana ayaa sheegaya in midnimada Soomaaliya uu aaminsan yahay sababaha uu uga baxay Somalilandna ay tahay kala aragti duwanaansho arintaasi la xariirta. Sidoo kale Sarkaalkaan ayaa la sheegay in khilaaf culus oo kala dhaxeeyo taliyaha Ciidamada Somaliland ayna sababta ugu weyn ee soo dadajisay ka bixitaanka Somaliland ay tahay khilaafkaasi. Korneel Caarre ayaa u muuqda Jabhad cusub oo ka aas aasan tahay Somaliland waxaase laga baqayaa in dhibaato ay soo food saarto gobalka Sanaag. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 23, 2018 1 hour ago, Ducale said: Too bad Caare wasn't there. Caanaha bu kaso matajin laha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted November 23, 2018 Colonel Caare is getting dangerous. By the way, that picture of Muuse Biixi milking the camel is great. That is our tradition and we must be proud about it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 25, 2018 On 11/23/2018 at 11:01 PM, galbeedi said: Colonel Caare is getting dangerous. By the way, that picture of Muuse Biixi milking the camel is great. That is our tradition and we must be proud about it. This is the second time he attacked Sland. Quote Share this post Link to post Share on other sites