Saalax

Somaliland region military attacked by Caare in Sanaag night raid

Recommended Posts

Saalax   

DEG-DEG CIIDAMADA MILITARY-GA EE KU SUGAN DEGMADA CEEL-AFWEYN OO HADA LASOO WEERARAY IYO XAALADA MAGAALADAAS
Nov 22, 2018

DEG-DEG Ciidamada MILITARY-GA Ee Ku Sugan Degmada CEEL-AFWEYN Oo Hada Lasoo Weeraray Iyo Xaalada Magaaladaas



Wararka Ka Imanaya Degmada Ceelafweyn Ayaa Sheegaya In Ciidamada Military-ga Ee Ku Sugnaa Magaaladaas Hada Lasoo Weeraray



Wararka Ayaa Intaa Ku Daraya In Hada Uu Socdo Dagaalka Ka Dhashay Weerarka Lagusoo Qaaday Ciidamada Militaryga Ee Arimihii Nabadeynta U Joogay Degmadaas



Wararku Waxay Sheegayaan In Cida Weerarka Soo Qaaday Ee Caawa Xaalada Degmadaas Kicisay Ay Jabhadii TALIYE CAARE
 

Dagaalkan Ayaa Hada Laysu Adeegsanayaa Hubka Noociisa Culus Iyadoo Magaalada Gudaheeda Aanu Ka Bilaabman Dagaalku Ee Uu Ka Socdo Meel U Dhow Xerada Ay Deganaayeen Ciidamada Militaryga Somaliland
 

 

SANAAGTIMES.NET

DEG-DEG Ciidamada MILITARY-GA Ee Ku Sugan Degmada CEEL-AFWEYN Oo Hada Lasoo Weeraray Iyo Xaalada Magaaladaas   Wararka Ka Imanaya Degmada Ceelafweyn Ayaa Sheegaya In Ciidamada Military-ga Ee K…

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Sarkaalkii SOMALILAND ka goostay oo dagaal kula wareegay CEEL-AFWEYN
November 22, 2018
Ceel-afweyn (Caasimada Online) – Dagaal culus ayaa ka dhacay agagaarka Saldhigga Degmada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalkaan ayaa dhaxmaray Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland iyo Sarkaal dhawaan ka goostay Somaliland oo galay keymaha gobalka Sanaag.

Goob joogayaal ayaa soo sheegaya in kooxdii weerarka qaaday ay qabsadeen Saldhigga ayna dhaawaceen Taliye ku xigeenkii Saldhigga Ceel-afweyn, sidoo kale Ciidamadii weeraray degmadaasi ayaa xabsiga ka sii daayay tiro dad ah oo ku xernaa Xabsiga degmada Ceel-Afweyn ee Gobalka Sanaag.

Sarkaalkaan weerarka qaaday ayaa lagu magacaabaa Korneel Caarre waxa uuna dhawaan ka baxay Somaliland isaga iyo Ciidamo uu hogaamin jiray, dadka yaqaana ayaa sheegaya in midnimada Soomaaliya uu aaminsan yahay sababaha uu uga baxay Somalilandna ay tahay kala aragti duwanaansho arintaasi la xariirta.

Sidoo kale Sarkaalkaan ayaa la sheegay in khilaaf culus oo kala dhaxeeyo taliyaha Ciidamada Somaliland ayna sababta ugu weyn ee soo dadajisay ka bixitaanka Somaliland ay tahay khilaafkaasi.

Korneel Caarre ayaa u muuqda Jabhad cusub oo ka aas aasan tahay Somaliland waxaase laga baqayaa in dhibaato ay soo food saarto gobalka Sanaag.

Caasimada Online

Xafiiska Hargeysa
 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Colonel Caare is getting dangerous.

By the way, that picture of Muuse Biixi milking the camel is great. That is our tradition and we must be proud about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
On 11/23/2018 at 11:01 PM, galbeedi said:

Colonel Caare is getting dangerous.

By the way, that picture of Muuse Biixi milking the camel is great. That is our tradition and we must be proud about it.

This is the second time he attacked Sland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.