Sign in to follow this  
Deeq A.

Warbixin Qiiro Leh Oo BBC Sports Ka Diyaarisay Nolosha, Ciyaaraha Iyo Taariikhda Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Warbaahinta BBC Sports ayaa diyaarisay warbixin qiimo badan oo si dhab ah u taabanaysa nolosha shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, taariikhdeeda illaa Midowgii Somaliya, xornimadii ay lasoo noqotay, sida aanay dunida uga helin caawimo caalami ah, caqabadaha hor yaalla iyo heerka ay ka marayso ciyaaraha.

Warbixintu waxay sheegtay in Somaliland oo aan haysanin aqoonsi ay la dhibaatoonayso duruufo nololeed oo sababay in 11-kii carruur ahba uu mid ka mid ah u geeriyoodo duruufta adag ee jirta, isla markaana dadku noolaadaan qiyaastii 50 sannadood, balse ay dhinaca kale jiraan horumar iftiimaya oo ay ka samaysay amniga iyo maal-gashiga caalamiga ah.

Halkan hoose ka akhriso warbixintan

“Xulka Qaranka Dalka Aan La Ictiraafin Ee Somaliland Ma Sahlana Dhismihiisu” – Warbixin Qiiro Leh Oo BBC Sports Ka Diyaarisay Nolosha, Ciyaaraha Iyo Taariikhda Somaliland

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this