Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Heerkii ugu hooseeyay Xidhiidhka Arimaha Debeda abid

Recommended Posts

Deeq A.   

Somaliland: HEERKII UGU HOOSEEYAY XIDHIIDHKA ARRIMAHA DIBADDAa

 toorno.jpg
Ahmed Diriye (Toorno)

ahmedmdiriye@yahoo.com

Mar haddii xafiiskii keliyahaa ee dawlad shisheeye ku lahayd Hargeysa, Ethiopian Consular, ay Ethiopia dib ula noqotay, waxaa halkaa ka cad inay Somaliland marayso heerkii gu hooseeyay ee ay gaadhay abid dhinaca arrimaha dibada, waayo xataa waagii Maraxuum Madaxweyne Cabdiraxmaan Axmed Cali waxaa Hargeysa joogay oo Ethiopia meter;laayay cornel nabadsugida Ethiopia ka tirsan. Maantana bal halkan ka akhri.
Maxa is-bedelay? Ma Abby Axmed, mise Muuse Biixi, Mise Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Somaliland????? Bal adba. Khayrkay tegi

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this