Sign in to follow this  
Tuujiye

The Late Show with Tuujiye!!

Recommended Posts

BTW, ani AZZARO aan kahelaa, not One Man Show...

Ileen Azzaro ayaa taqanaa. Runtii, the only fragrance aan marsado Azzaro Chrome waaye. Inkastoo uu sanboorka igu kiciyo, still maba ka maarmi. None others marsadaa.

 

79b9a33354e591e4f93699e498b8c04d.jpg

 

Azzaro Chrome

 

Waraa Tuujka, Kuusha si walba aa yeeshay waa kaa hari la'dahay, ee bahashii la dhihi jiray biifbaaf makuu soo gadaa aad ku buufisidee? Hal mar ee dhulka ku dhici lahayd sidii dhilmaayo ka taalo oo ashahaadaneyso camal. :D

 

War widaaygeey Nuunoow maan arkoyaa mise...? Widaayoow, roogtee? Intee jartay, arlaadi seetee? Ar ha dhaaf.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^Pageka hanoogaga dhuusin wiji kaaki yahee!!!

 

Waraa Tuujka, Kuusha si walba aa yeeshay waa kaa hari la'dahay, ee bahashii la dhihi jiray biifbaaf makuu soo gadaa aad ku buufisidee? Hal mar ee dhulka ku dhici lahayd sidii dhilmaayo ka taalo oo ashahaadaneyso camal. [big Grin]

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wax waalan!!! waraa ani kiimiko ma istic maali yaaqee..waa dhaganahay aan ku dhahay...

 

Koolcoat! alsadaqatul iimaan luq luq maa rabtaa mise sadaqatul hoo yaahuu?

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiye pls stop calling ur self ina bakhti lage and all ina, ina, ina thing coz evertime u call or write things like ina bakhti lage, ur insulting ur DAD.

ur hilariously funny but quit insulting ur dad. adu ma caasibaa tahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Tuujiyee:

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wax waalan!!! waraa ani kiimiko ma istic maali yaaqee..

Kix Kix Kix... MMA, there you go hee aboow...Jaclee iga hoo dheh... ;) N'way, AZZARO taqaan kuyeh, adi yaa ku baraybo?

 

^^^^Pageka hanoogaga dhuusin wiji kaaki yahee!!!

LOOOOOOL...Bajaqa, adi dhooranimada nagadhaaf hee nooh, Nephthys showgeey isku qorqorooysaa, shaqo ey rabtaa inlasiiya...Walee maanta jacdaan meeshaa ka keentay ma'ogi...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

War widaaygeey Nuunoow maan arkoyaa mise...? Widaayoow, roogtee? Intee jartay, arlaadi seetee? Ar ha dhaaf.

MMA, widaawgeey siin salaaami, se atin, ani fayleya safar dheer ki so labady mar dhaw, arlaadi nebedaa ki jirti,

 

after long absence waan soo noqdey sxb, Alaxamdulilaahi kulla shey'in kheyr illaa Addis ababa, illaa dirdhaba, illaa soomaaliya etc, it was good summer.

 

 

waraa Tuujiska, cunugtaas haigu soo kicin ani maa ku dhahay lawyaheeda muruxsan aan arkey, niyahow nin dhib badan ayaad tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiye, my brother from another hooyo, KK is just mad because you didn't select her as your 1st guest. Warkeeda iska daa, ee gabadha yar wareyso.

 

Tuujis, Waxaa aaliyah weydiisaa, the art of the broom. Ask her, once ee gurigeeda yeelato, would she opt for a vacuum or go old school and grab that broom?(she will know what I am talking about)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Kool_Kat:

 

quote:

^^^^Pageka hanoogaga dhuusin wiji kaaki yahee!!!

LOOOOOOL...Bajaqa, adi dhooranimada nagadhaaf hee nooh,
Nephthys
showgeey isku qorqorooysaa, shaqo ey rabtaa inlasiiya...Walee maanta jacdaan meeshaa ka keentay ma'ogi... [/QB]
LOL. His tabloid tv show xitaaa weli dhulka kama kicin markaasuu buris bilaaabay kkkkkk..tacbaankaa tahay dhaw dheh..

 

Aniga jac ima qabato, weji kaaki as he calls me, I am :D and here to stay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^cute loooool... mooriyaantaan sawirkeeda lee naga leexi si aan "cute" daacad kuu dhahno lol... maafiyo waaxid...

 

Layzie lol.. you know more than in la is weydiinaayo oo qamaal iyo gorgorod xitaa la dafaayo showgaan ee bal sug adi lol...

 

KK looool Neph iyada in history aan aqaan..she think I forgot who she was..lol.. I have a big suprice for her lol..and you too...

 

nuune abaa adi qoftaan aala miinto ee u baahan tahay nooh!!!! qof dheer waaye tafoo ee u baahan tahay yaaqee..ani waa ogtahay gaaboo aan ahay in hoos jug la igaga soo siiyo waaye.. ani waa tafaa abaa laakiin iinka iinkaa kanyac kanyac waaye meeshaan nooh!!!!

 

JB lol.. take the lead..more than half of the BRO waa Mods now lol.. waa naloo qayilay mar hore lol..waanala kala firdhiye.. modshipka in laga qaado aan sugeynaa kuwaan...

 

Umaaaaaaaaaaaaa!!! Uma aka mama..kaalay bajaq maa tahay mise xaaji? umma Zakariya as maama zakarta or mamo aboo zakariye..waa na waashay yaaqee anogoo baahi naheyso...

And ani caasi ma ihi ee huuuuuuuuf ma taqaan!!!

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiska, marka aad KK interview ka qaadeysid, aniga ii wac oo surprise guest aan studioga keenaa.(jerry springer style hadaan ku dhigin, LayZienimada aanba kabaxaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ Ar marifee??? sootaanada maka jiid jiidee?? diraca maka tariiqee?? tin aa ka jiidid malaha laakiin meela kale maka jiidee???

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this