Sign in to follow this  
Tuujiye

The Late Show with Tuujiye!!

Recommended Posts

Tuujiye   

Aaaaaaaaaheeeey.. Waa asagii ina baqti lagde ina bajaq daa dihiye, ina taako gaab, ina qaar maroodi, ina garab salaaxe, ina qamaal marjiye, ina siijeed , ina ilaahey mahadiis yaaaaaaaaaa Idin idinku Soo Dhaweenaya Barnaamijkan cusub oo loogu talagalay in uu iftiin iyo farxad ka dhaliyo magaalad yar ee la baxday Somalia Online oo dadkana la baxa NOMAD aka REER BAADIYE aaaaaaaaaaheeeeeeeey.......

 

Bar naamijkan waa barnaamij Wareesi iyo maaweelo kale isku jirta wada leh..

 

Waa barnaamij Rated R ah oo hadii la idiin jilciyo ka dhigan "maxaa iga galay"...........

 

Ururka maamulaya Barnaamijkan waxee ka codsanayaan dagmada "General Section" Moderates in ee san Edit iyo wax yaale kale oo fool xun ku sameyn blue printiga barnaamijka iyaga oo aanan la socodsiin mas uuliyiinta barnaamijka...

 

The host of the barnaamij waa Ina baqti Lagde AKA Tuujiye.. Isku soo daba ridaha waa ina niikiye aka Nuune..Kala ridaha iyo faafinta waa wiilka da'da yar MMA, Producerka waa ina bajaq maa weelshe aka ZU master..........

 

Qofkii ka xanaaqa kaftankan raali ahoo in advance ....

 

 

Show starts After Ramadaan... With our first special guessed.. Non other that Aaliya416.....

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Bajaqa, ani maa u maleeyo or you have a thing for Aaliyah416...Odayohoow ilkaha jajaban, gabadha waa dhalikartaa ee iska dhaaf...

 

BTW, congrats on your new show...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Waraa Garbatuujiye, xarfaantaan xee kuu daba socotaa markii la arko? Barfuunkaaga Wanmaanshoow [One Man Show] mee ka heshay taloow?
:D

 

Waraa qub moos sokoroow u dhig aan ku dhahay haku sabiibaxdee.

LOOOOOOOL...One Man Show, kuyeh...Dadaan ogahay aaba i xasuusisay...MMA, moosaa sheegee yee, qob cambe xataa maku sabiibaxdi... :D

 

Wabaa yaabe, adiga maxaa ani ikaa daba dhigay...Markasto inaa Bajaqa igu dirtid lee rabtaa...Leesh?

 

BTW, ani AZZARO aan kahelaa, not One Man Show...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiyee:

Aaaaaaaaaheeeey.. Waa asagii ina baqti lagde ina bajaq daa dihiye, ina taako gaab, ina qaar maroodi, ina garab salaaxe, ina qamaal marjiye, ina siijeed , ina ilaahey mahadiis yaaaaaaaaaa Idin idinku Soo Dhaweenaya Barnaamijkan cusub oo loogu talagalay in uu iftiin iyo farxad ka dhaliyo magaalad yar ee la baxday Somalia Online oo dadkana la baxa NOMAD aka REER BAADIYE aaaaaaaaaaheeeeeeeey.......

 

Bar naamijkan waa barnaamij Wareesi iyo maaweelo kale isku jirta wada leh..

 

Waa barnaamij Rated R ah oo hadii la idiin jilciyo ka dhigan "maxaa iga galay"...........

 

Ururka maamulaya Barnaamijkan waxee ka codsanayaan dagmada "General Section" Moderates in ee san Edit iyo wax yaale kale oo fool xun ku sameyn blue printiga barnaamijka iyaga oo aanan la socodsiin mas uuliyiinta barnaamijka...

 

The host of the barnaamij waa Ina baqti Lagde AKA Tuujiye.. Isku soo daba ridaha waa ina niikiye aka Nuune..Kala ridaha iyo faafinta waa wiilka da'da yar MMA, Producerka waa ina bajaq maa weelshe aka ZU master..........

 

Qofkii ka xanaaqa kaftankan raali ahoo in advance ....

 

 

Show starts After Ramadaan... With our first special guessed.. Non other that
Aaliya416.....

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

:D:D Wallahi nin fiyow matihid. Wareer badnidaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

LooooL MMA abaa qoftaan iyo ani ilaa aan iska tirtirno makala hareeno nooh waa u jeedaa.. runteed waaye qub moos walaa beedaan xitaa tan kuma sabiibaxaneyso..laakiin shanshilin hadaa dhulka kutuurtid sidii dabagaale camal ee carada u yunbanee aan ku dhahay.. war qoftaa xarfaheeda ilaa iyo shaqalkeeda anaa kuu haayo yaaqee lol.. just wait....andi suportiga lee iigu dheeree lol...

 

Rudy lol.. you will like it.... I was gonna hire you as a director like your a freek and very very kinky guy..The mods would 4sho kick both of us out if we team up...DHEEEERTY GUY!!!

 

PS. MMA one man showga wili waa socdaa ma is dhahday lol..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

kkkkkkkkk^^^^^^ waraa niimiye, cunu yahoo miskihiisa isku oolin, shaqo ayaa laguu xil saaray ee kasoo bax... and laftaan aa markaste igu habaartid iga jooji asbax yahoo..shimbirtii macasha weyneed oo lafaha laqi jirtay ayaaba isoo xasuusisay lol...

 

ZU! dhoooooooooon't worrrry yaaqee adi.. hoosha lee kasoo bax, Miss AALIYANA make up keeda iyo qamaalkeeda sii toosi ku dhehe soon!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Tuujiyee:

laakiin shanshilin hadaa dhulka kutuurtid sidii dabagaale camal ee carada u yunbanee aan ku dhahay..

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...

 

Adoo kale shan shilin maba kaa go'do...Alla muxuu faanay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Tuujiska, alla maxaad qooleey dabtey agagaarga barxada lafaha, maxaa waaye shinbirahaan,

 

anyway, Aaliyah aad ka dhigtey qoftaad ku rifi laheed showga, maad iska deysid maskiintan iyadaaba lawyuhu muruxsanyihiine

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

kkkkkkkkkkk maxaa lawyaheeda ku tusay adiga lol.. abkee qooleey markiyoo aa ladhahay "baati" maas u daahaa!!!!

 

Koolkoat dhooont woory anaa baqiil yes laakiin wa anaa maskiin with vedhy goodh with sadaqo.. you could xitaa wa baaqigeega nooh...

 

ZU wale adi in ee shiinees wax kuu galaan..gaajahee abaareysan.. war horta showga ha bilowdo markaas aan hisheeneynaayee!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this