Sign in to follow this  
Deeq A.

“Nidaamka Dalka Ka Jiraa Waa Mid Caskariya Oo Ciil Qaba“Sidaa Waxa Yidhi Agaasimihii Is-casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Burco) Agaasimihii Wasaaradda Cadaaladda ee Is-casilay Xuseen Maxamed Maxamuud ayaa ka hadlay is-casilaadiisa. Agaasimihii Cadaaladda oo kamid aha Waftiga Madaxweynaha waxa yidhi isagoo ka hadlaaya sababta uu isu casilay.

8679B61F-D0C3-4E03-AA73-C00814AE894E.jpe

“Nidaamka Dawligaa ee dalka ka jiraa Waa mid Caskariya oo aanay ka muuqan dhaqan kii dawladnimada lagu yaqaanay, waxaa gacanta ku haya koox ciil qabayaala oo qofkii maalin eray ku yidhi ama ka qoray aan ilaawin”

Saa waxaa yidhi Agaasimihii hore ee Wasaaradda Cadaaladda oo Saxaafadda kula hadlaayay Magaalada Burco.

Somalilandtoday/Burco/Office

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this