Deeq A. Posted November 21, 2018 Muqdisho (Sh.M.Network) – Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in inta udhaxaysa degaanada Gan-dharshe iyo Jilib Marka lagu rasaaseeyay Gaari ay la socdeen dad Shacab ah oo isugu jira Rag iyo Dumar. Inta la hubiyay afar ruux ayaa ku geeryootay rasaasta lagu furay Gaariga, taasi oo la sheegay inay ka dambeeysay kooxda Al-Shabaab, xili dhaawaca uu intaas ka badan yahay, kuwaasi oo loo qaaday goobaha caafimaadka. Mid kamid ah ehelada dadkii wax ku noqday dhacadani oo la hadlay idaacadda Shabelle wuxuu fahfaahin dheeri ah uu ka bixinayaa qaabka ay wax udhaceen iyo xaaladihii ugu dambeeyay ee dadka waxyeeloobay. Hoos ka dhageyso codka http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Marka.mp3 The post Gaari ay la socdeen shacab oo lagu rasaaseeyay Sh/Hoose appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites