Sign in to follow this  
Deeq A.

Gaari ay la socdeen shacab oo lagu rasaaseeyay Sh/Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in inta udhaxaysa degaanada Gan-dharshe iyo Jilib Marka lagu rasaaseeyay Gaari ay la socdeen dad Shacab ah oo isugu jira Rag iyo Dumar.

Inta la hubiyay afar ruux ayaa ku geeryootay rasaasta lagu furay Gaariga, taasi oo la sheegay inay ka dambeeysay kooxda Al-Shabaab, xili dhaawaca uu intaas ka badan yahay, kuwaasi oo loo qaaday goobaha caafimaadka.

Mid kamid ah ehelada dadkii wax ku noqday dhacadani oo la hadlay idaacadda Shabelle wuxuu fahfaahin dheeri ah uu ka bixinayaa qaabka ay wax udhaceen iyo xaaladihii ugu dambeeyay ee dadka waxyeeloobay.

Hoos ka dhageyso codka

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Marka.mp3

The post Gaari ay la socdeen shacab oo lagu rasaaseeyay Sh/Hoose appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this