Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Ku Dhawaaqday Fasaxa Shaqaalaha Rayidka Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda shaqo gelinta, Arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland ayaa shaacisay in maalinta berri ay shaqaalaha rayidka ahi shaqada fasax ka noqon doonaan xuska maalinta dhalashadda nebiga awgeed.

MG_3751.jpg

Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda shaqo-galinta, Arrimaha bulshada iyo Qoyska Md. Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase), waxaanu u qornaa sidan:-

“Dhammaan shaqaalaha iyo loo shaqeeyaha rayidka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxa lagu wargalinayaa in ay berri oo taariikhdu tahay 20-11-2018 oo ku beegan 12.Rabiicul awal 1440 ay tahay fasax qaran, taas oo ah dhalashada Nabiga Awgeed(NNKA) sida uu dhigayo xeerka shaqaalaha rayidka ah xeer NO31/2004 ee Somaliland.

Sidaas awgeed, waxaaNnu shaqaalaha rayidka ah Ilaahay uga baryeynaa in sannadka sannadkiisa bash-bash, barwaaqo, caafimaad iyo horumar Ilaahay ku gaadhsiiy

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this