Som@li Posted August 2, 2009 AUN. Garoowe: Alla haw naxriistee waxaa Maanta ku geeriyoodey magaaladda Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal Darwiish Jaamac Biixi Kadin ,oo ka mid ah shacabkii ku sugnaa, mirashi iyo taleex xilligii diyaaradaha gumaysiga ingiriisku weerarka ku soo qaadeen daraawiish. Darwiish Jaamac Biixi Kidin ayaa lax jir ahaa maalintii diyaaraduhu weerarka ku soo qaadeen daraawiish waxaana la aaminsan yahay in uu ahaa qofkii ugu danbeeyey ee Xaruntii daraawiish goob Jooga ka ahaa, isla markaana la kulmay Sayid Maxmed C/alle Xassan iyo madaxdii daraawiishta . Muddo haatan laga joogu shan sanno mar uu Jidbaale.com ugu waramayey magaalada Laascaanood waxa uu sheegay in uu Sayidka kula kulmay xarunta Taleex , ka dib markig uu dagaaladii daraawiisheed ku shahiiday aabhood Darwiish Biixi Kadin. Ilaahay haw naxariisto Darwiish Caaqil Jaamac Biixi Kidin, waxaanuna u rajeynaynaa jannadii fardowsa, asxaabtii qaraabadii iyo tarantii ka farcantayba waxaanu leenahay Samir iyo iimaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 2, 2009 Allah ha u naxariisto ............ such men are a history of its own. Too bad their experiences were not written for the future generations. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 3, 2009 Not honoring our heroes, and remembering the price the Somali men/women paid for freedom, is one of the Reasons Somaila is in this mess. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted August 3, 2009 Alla haw naxriisto darwiish jaamac Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted August 3, 2009 Another legend is gone. Ilaahay ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted August 3, 2009 ILAAHAY ha naxasiisto! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted August 3, 2009 Darwiishka Alaah ha unaxariistu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 3, 2009 Ilaahay ha u naxariisto, aamiin Quote Share this post Link to post Share on other sites