Sign in to follow this  
Deeq A.

Safarka Madaxweynaha iyo Saluuga Bulshada ee Badhasaabka Gobolka Daadmadheedh laba isku beegmay

Recommended Posts

Deeq A.   

Safarka Madaxweynaha ee Gobolada Bari waa mid loo baahna in kastooy tahay inuu bariga fog gaadho Badhana shirka khamiista ee Golaha wasiirada ku qabto. W axay se bulshada ku dhaqan gobolka Daadmadheedh degmadiisa Oodweyne oo a an saaka ku suganahay suaalaha u badan ee ay is weydiinayaan ayaa ah
1.Mashaariic badan oo najaxday oo madaxweynuhu maqaska la dhax Qaado Kamay fulin xukuumadu gobolka hadii la ga tagi waayo waxa ugu tun weynaa mashruucii garaw beerista ee xukuumadu ka hirgelisay XAAXI, nasiib daro raxmadii Eebe ayaa see jisay mashruucaas waana Sagan cas wali,
2. Waxa kale oo doodu u badan tahay ma mashaariic cusub ayuu u dhagax dhigi gobolka.
3. I yadoo mudooyinka Danbe bulshada gobolka ku dhaqani saluug ka muujinayeen hogaaminta badhasaabka gobolka ee wakhti xaadirkan isla markaana uu madaxweynuhu hore ugala bakhaylay gobolka inuu badhasaab dhiig cusub geliya bulshada u soo magacaabo, sidoo kalane Khilaafka haayadaha maamul ee gobolku mudooyinkii danbe ahaa mid soo noq noqda, madaxweynaha safarkiisani ma noqon doona mid wax ka badala
4.waxa iyaduna hoosta ka xariiqeen bulshadu door ka qaabilada madaxweynaha ee reer Oodweyne ma noqon doontaa mid meeqaamkii la rabay noqota oo ay soo xaadiraan dadka bulshada wax u gunta waxna u gooya kuwaas oo u gudbin kara bulshada fariimaha u sido madaxweynuhu isla markaana wixii xaq bulshadani uu leedahay uga doona madaxweynaha sida adeega arimaha bulshada balse aanu xaalku noqon waxooga kharash macanaasa jeebka ii geli.
WAXAYNU FILAABA WAA ARBACADA IYO NATIIJADA UU KU SOO DHAMAADO SAFARKA MADAXWEYNAHA EE OODWEYNE?

mahadsanidin
BY

Cartan Maxamed Jaamac

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this