Deeq A. Posted November 19, 2018 Madaxseynihii hore ee Dowlada FedetAlka Soomaaliya Xasan Shiek Ma amiud ayaa booqasho wuxuu ku joogaa Jubbaland. Xasan wuxuu Xarunta Madaxtooyada Jubbaland uu ku booqdey Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe. Lama oga ujeedka safarka Madaxwenaha Hore uu ku joogo Jubbaland inkastoo loo badinayo Arimo Siyaasadeed oo la xiriira Xisbiga uu Hogaamiyah u yahay. Source Share this post Link to post Share on other sites