Sign in to follow this  
Deeq A.

Xasan Sheikh oo Kismaayo booqdey

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxseynihii hore ee Dowlada FedetAlka Soomaaliya Xasan Shiek Ma amiud ayaa booqasho wuxuu ku joogaa Jubbaland.

Xasan wuxuu Xarunta Madaxtooyada Jubbaland uu ku booqdey Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

Lama oga ujeedka safarka Madaxwenaha Hore uu ku joogo Jubbaland inkastoo loo badinayo Arimo Siyaasadeed oo la xiriira Xisbiga uu Hogaamiyah u yahay.

20181119_135820.jpg46479425_10156654116327319_413823914189046456450_10156654116317319_3076648184097

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this