Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Xoghayaha Golahaasi Ku Amray In Gunada Laga Gooyo Xildhibaanada Aan Soo Xaadirin Fadhiyada

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa xoghayaha golahaasi ku amray in gunadda laga gooyo mudanayaashi aan soo xaadirin fadhiyada, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this