Deeq A. Posted November 19, 2018 Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal uu haatan ka socdo deegaanka Dhagaxyaale Oo 50.Km u Jira degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Dagaalkaasi ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan Al-shabaab ay deegaankaasi soo gaareen. Ciidamada Galmudug ayaa dagaal kala hortagay ciidamada Al-shabaab ee halkaasi gaaray. Illa iyo hadda lama oga khasaaraha dagaalkaasi uu geeystay . Wixii ku soo kordha dib kala soco Insha allah Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Dagaal ka socdo duleedka Guriceel appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites