Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliska Booliska Soomaaliyeed Oo ka warbixiyay howlgallo laga sameeyay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlgallo Ciidamada amniga maalmihii la soo dhaafay ay ka wadeen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.

Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay lagu soo qab qabtay tiro dad ah oo haatan gacanta ugu jira Ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya.

Waxaana uu tilmaamay in haatan dadkaasi ay ku socdaan baartitaano dheeraad ah, inkastoo uusan shaacin tiradooda.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Afayeen-1.mp3

The post Taliska Booliska Soomaaliyeed Oo ka warbixiyay howlgallo laga sameeyay Muqdisho appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this