Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir lagu soo bandhigayey hannaan lagu saxayo Payroll ka dawladda oo lagu qabtay Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkaan oo muddo labo beri ah ka soconayey xarunta Wasaaradda Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa waxaa looga hadlayey sidii loo horumarin lahaa tayada shaqaalaha dawladda Puntland si ay bulshada ugu gudbiyaan adeeg hufan oo tayo leh.

Sidoo kale waxyaabihii shirka diiradda lagu lagu saaray waxaa kamid ahaa sidii did u eegid loogu samayn lahaa hannaanka Payroll ka Shaqaalaha si loo soxo isla markaana meesha looga saaro shaqaalaha saxda ah ee shaqeeya oo kuwo kale ee aan xafiisyada banneeyey.

Munaasabadda shirka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Shaqada, Wasiir kuxigeenka Maaliyadda, Agaasimeyaal ka tirsan labadaasi wasaaradood iyo khuburo caalami ah oo dawladda ka caaniysey diyaarinta hannaankaan cusub.

Barnaamijkan oo ah mid ay Wasaaradda shaqadu muddo soo waddey ayaa hadda soo gaarey heer geba gebo ah isla markaana waxaa loo gudbin doona Wasaaradda Maaliyadda, Xafiiska Xisaabaadka guud iyo Hanti dhowrka guud ee dawladda Puntland.

IMG-20181118-WA0017.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0020.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0021.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0022.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0023.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0024.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0025.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0026.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0029.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0031.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0033.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0034.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0036.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0037.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0040.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181118-WA0041.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0001.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0002.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0005.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0006.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0007.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0009.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0011.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0013.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0017.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0018.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0023.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0025.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0026.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0037.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0039.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0040.jpg?resize=600%2C400 IMG-20181119-WA0041.jpg?resize=600%2C400

The post Shir lagu soo bandhigayey hannaan lagu saxayo Payroll ka dawladda oo lagu qabtay Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this