Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynihii Ugu Saamaynta Yaraa Ee Somaliland Soo Mara .

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo xilka hayay muddo sannad Ah ilaa hadda wuxuu u muuqda inuu yahay Madaxweynihii ugu saamaynta yaraa marka loo eego Madaxweynayaashi ka horeeyay.

747C55C6-D4FA-445C-943B-C25196AA052D.jpe

Safarkiisi ugu horreeyay ee uu Hargaysa bari uga baxo muddo sannad ah ayuu saaka ku gaadhay Magaaladda Berbera oo uu ilaa caawa ku suganyahay.

Waxaana la filaaya Inuu Burco u dhaafo, marka la eego hanaankii socdalkiisa wararka laga baahiyay iyo doodaha baraha bulshada ee shacabka Somaliland waxa muuqanaysa inuu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi yahay Madaxweyne aan saamayn xoogan ku lahayn bulshada.

Somalilandtoday/Berbera/Office

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this