Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Taliyaha Ciidamadda, Guddoomiyaha Maxkamada Sare, Xeer Ilaaliyihii Guud Iyo Dhammaan Xilalka Sare Beeshayda Qaadanaysa Somaliland Ku Jirimayso”Muuse Biixi Cabdi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayay maanta hortaala weedho uu ku weeraray Madaxweyne Maxamed Xaji Ibrahim Cigaal. Xili Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi beeshiisa siiyay, Wasiirkii Maaliyada, Taliyihii Guud Ee Ciidamadda Qaranka, Garyaqaankii Guud, Guddoomiyihii Maxkamada Sare, Hantidhawrihii Guud iyo Boqol xil oo kale . Hoos ka DAAWO .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this